Samuu'eel Labaad 7:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkayga reer binu Israa'iilna meel baan u dooran doonaa, oo waan ku beeri doonaa inay meeshooda degganaadaan oo ayan mar dambe dhaqdhaqaaqin, ama ayan ilmaha sharku mar dambe dhibin sidii markii hore,

Samuu'eel Labaad 7

Samuu'eel Labaad 7:7-12