Samuu'eel Labaad 5:13-15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

13. Oo Daa'uudna weliba Yeruusaalem ayuu ka guursaday addoommo iyo naago kale markuu Xebroon ka yimid dabadeed, oo weliba waxaa Daa'uud u dhashay wiilal iyo gabdho.

14. Oo kuwanuna waa kuwii isaga Yeruusaalem ugu dhashay magacyadoodii: Shammuuca, iyo Shoobaab, iyo Naataan, iyo Sulaymaan,

15. iyo Yibxaar, iyo Eliishuuca, iyo Nefeg, iyo Yaafiica,

Samuu'eel Labaad 5