Samuu'eel Labaad 5:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna weliba Yeruusaalem ayuu ka guursaday addoommo iyo naago kale markuu Xebroon ka yimid dabadeed, oo weliba waxaa Daa'uud u dhashay wiilal iyo gabdho.

Samuu'eel Labaad 5

Samuu'eel Labaad 5:11-16