Samuu'eel Labaad 3:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anigu maanta in kastoo lay boqray, waan taag yarahay; oo nimankan ay Seruuyaah dhashay ayaa iga xoog badan. Kii shar sameeya Rabbigu ha ugu abaalgudo sida sharkiisu yahay.

Samuu'eel Labaad 3

Samuu'eel Labaad 3:37-39