Samuu'eel Labaad 3:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii wuxuu addoommadiisii ku yidhi, War miyeydnaan ogayn maanta inuu reer binu Israa'iil ku dhex dhintay amiir iyo nin weyn?

Samuu'eel Labaad 3

Samuu'eel Labaad 3:36-39