Samuu'eel Labaad 3:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Abneer waxaa lagu aasay Xebroon, boqorkiina codkiisii kor buu u qaaday, oo qabrigii Abneer ku dul ooyay; oo dadkii oo dhammuna way wada ooyeen.

Samuu'eel Labaad 3

Samuu'eel Labaad 3:25-39