Samuu'eel Labaad 3:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu ku yidhi Yoo'aab iyo dadkii isaga la jiray oo dhan, Dharkiinna jeexjeexa oo dhar joonyad ah guntada, oo Abneer hortiisa ku baroorta. Oo Boqor Daa'uudna wuxuu raacay naxashkii.

Samuu'eel Labaad 3

Samuu'eel Labaad 3:23-32