Samuu'eel Labaad 24:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee boqorka hadalkiisii waa ka adkaaday hadalladii Yoo'aab iyo saraakiishii ciidankaba. Markaasaa Yoo'aab iyo saraakiishii ciidankuba boqorka hortiisii ka tageen inay dadkii soo tiriyaan.

Samuu'eel Labaad 24

Samuu'eel Labaad 24:1-11