Samuu'eel Labaad 24:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoo'aab boqorkii ku yidhi, Rabbiga Ilaahaaga ahu ha badiyo dadka, oo in kastoo ay yihiinba, ha ku daro boqol jibbaar, oo indhahaagu, boqorow, sayidkaygiiyow, taas ha arkeen; laakiinse maxaad taas ugu farxaysaa, boqorow, sayidkaygiiyow?

Samuu'eel Labaad 24

Samuu'eel Labaad 24:1-10