Samuu'eel Labaad 23:35-39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

35. iyo Xesroo oo ahaa reer Karmel, iyo Facaray oo ahaa reer Araab;

36. iyo Yigaal ina Naataan oo ahaa reer Soobaah, iyo Baanii oo ahaa reer Gaad;

37. iyo Seleq oo ahaa reer Cammoon, iyo Naxaray oo ahaa reer Bi'irod, iyo kuwii gaashaanka u qaadi jiray Yoo'aab oo ay Seruuyaah dhashay;

38. iyo Ciiraa oo ahaa reer Yeter, iyo Gaareeb oo ahaa reer Yeter,

39. iyo Uuriyaah oo ahaa reer Xeed; oo kulligoodna waxay ahaayeen toddoba iyo soddon.

Samuu'eel Labaad 23