Samuu'eel Labaad 22:51 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu si weyn buu boqorkiisa u samatabbixiyaa, Oo wuxuu weligiis raxmad u sameeyaa kii uu subkaday, Kaasoo ah Daa'uud iyo farcankiisaba weligiis iyo weligiis.

Samuu'eel Labaad 22

Samuu'eel Labaad 22:42-51