Samuu'eel Labaad 22:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyo Ilaaha ah gabbaadkayga, isagaan isku hallayn doonaa; Isagu waa gaashaankayga, iyo geeska badbaadadayda, iyo munaaraddayda dheer, iyo magangalkayga, Iyo badbaadshahayga, waxaad iga badbaadisaa dulmiga.

Samuu'eel Labaad 22

Samuu'eel Labaad 22:1-4