Samuu'eel Labaad 22:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu yidhi, Rabbigu waa dhagax weyn oo ii gabbaad ah, iyo qalcaddayda iyo samatabbixiyahayga, xataa waa kayga;

Samuu'eel Labaad 22

Samuu'eel Labaad 22:1-5