Samuu'eel Labaad 2:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Abneer wuxuu ku yidhi, War midigta ama bidixda u leexo, oo ragga dhallinyarada ah midkood qabso, oo ka soo qaado hubkiisa dagaalka. Laakiinse Casaaheel wuu diiday inuu isaga ka leexdo.

Samuu'eel Labaad 2

Samuu'eel Labaad 2:13-28