Samuu'eel Labaad 2:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Abneer gadaashiisa dhugtay, oo wuxuu yidhi, War ma adigii baa, Casaaheelow? Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Haah, waa anigii.

Samuu'eel Labaad 2

Samuu'eel Labaad 2:10-30