Samuu'eel Labaad 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Abneer wuxuu Yoo'aab ku yidhi, Waan ku baryayaaye, ragga dhallinyarada ahu ha kaceen oo horteenna ha ku cayaareen. Yoo'aabna wuxuu yidhi, Waa yahay ee ha kaceen.

Samuu'eel Labaad 2

Samuu'eel Labaad 2:12-24