Samuu'eel Labaad 2:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Yoo'aab oo ay Seruuyaah dhashay, iyo addoommadii Daa'uud soo baxeen, oo waxay ku wada kulmeen balligii Gibecoon agtiisa; oo iyana qolo waxay balliga ka fadhiisatay dhinac, qoladii kalena waxay balliga ka fadhiisteen dhinacii kale.

Samuu'eel Labaad 2

Samuu'eel Labaad 2:3-16