Samuu'eel Labaad 19:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu soo jeediyey qalbigii dadkii dalka Yahuudah oo dhan, oo wuxuu ka dhigay sidii nin keliya qalbigiis; saas aawadeed waxay u soo cid direen boqorkii, oo ku yidhaahdeen, Adiga iyo addoommadaada oo dhammuba soo noqda.

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:6-17