Samuu'eel Labaad 19:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Camaasaana waxaad ku tidhaahdaan, War miyaadan ahayn laftayda iyo luddayda? Ilaah saas iyo si ka sii daran ha igu sameeyo, haddaan ciidanka sirkaal kaaga dhigi waayo, oo aadan had iyo goorba hortayda joogin meeshii Yoo'aab!

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:4-17