Samuu'eel Labaad 18:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu amray Yoo'aab iyo Abiishay iyo Itay, oo ku yidhi, Ninka dhallinyarada oo ah Absaaloom aniga aawaday ugu naxariista. Oo dadka oo dhammuna way maqleen markii boqorku saraakiisha oo dhan ku amray wax Absaaloom ku saabsan.

Samuu'eel Labaad 18

Samuu'eel Labaad 18:3-14