Samuu'eel Labaad 18:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorkiina wuxuu iyagii ku yidhi, Wax alla wixii idinla wanaagsan ayaan samaynayaa. Kolkaasaa boqorkii wuxuu istaagay iridda dhinaceeda, oo dadkii oo dhammuna dibadday u baxeen iyagoo ah boqol boqol iyo kun kun.

Samuu'eel Labaad 18

Samuu'eel Labaad 18:1-8