Samuu'eel Labaad 18:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waardiyihii arkay nin kale oo soo ordaya; kolkaasaa waardiyihii u dhawaaqay iridjoogihii oo ku yidhi, Bal eeg, nin kalaa keligiis soo ordaya. Oo boqorkiina wuxuu yidhi, Isna war buu sidaa.

Samuu'eel Labaad 18

Samuu'eel Labaad 18:21-32