Samuu'eel Labaad 18:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa waardiyihii dhawaaqay, oo boqorkii buu u sheegay. Boqorkiina wuxuu yidhi, Hadduu keligiis yahay, war buu sidaa. Oo isna wuu soo orday, wuuna soo dhowaaday.

Samuu'eel Labaad 18

Samuu'eel Labaad 18:18-32