Samuu'eel Labaad 17:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Axiitofelna markuu arkay inaan taladiisii la raacin ayuu dameerkii kooraystay, oo magaaladiisuu tegey, oo intuu reerkiisii la dardaarmay, ayuu isdeldelay; wuuna dhintay, oo waxaa lagu aasay qabrigii aabbihiis.

Samuu'eel Labaad 17

Samuu'eel Labaad 17:17-29