Samuu'eel Labaad 17:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud iyo dadkii isaga la jiray oo dhammu kaceen, oo waxay ka gudbeen Webi Urdun; oo markii waagii baryay ma jirin mid iyagii ah oo aan Webi Urdun ka gudbin.

Samuu'eel Labaad 17

Samuu'eel Labaad 17:16-27