Samuu'eel Labaad 16:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu Siibaa ku yidhi, Bal eeg, Mefiiboshed wixiisa oo dhan adigaa iska leh. Oo Siibaana wuxuu yidhi, Boqorow, sayidkaygiiyow, waan ku sujuudayaa hortaada; aan raallinimo kaa helo.

Samuu'eel Labaad 16

Samuu'eel Labaad 16:1-8