Samuu'eel Labaad 16:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii ku yidhi, Meeh wiilkii sayidkaagu? Siibaana boqorkii buu ku yidhi, Yeruusaalem buu ku hadhay, oo wuxuu yidhi, Reer binu Israa'iil maantay ii soo celin doonaan boqortooyadii aabbahay.

Samuu'eel Labaad 16

Samuu'eel Labaad 16:1-10