Samuu'eel Labaad 15:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iil kii boqorka xukun ugu yimid oo dhan Absaaloom sidaasuu ku samayn jiray dhammaantood; oo sidaasuu Absaaloom qalbiga uga xaday dadkii reer binu Israa'iil.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:1-7