Samuu'eel Labaad 15:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay ahaatay in ninkii inuu sujuudo ugu soo dhowaadaba, uu Absaaloom intuu gacanta soo fidiyo oo qabto dhunkan jiray.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:1-6