Samuu'eel Labaad 15:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay halkaas ku haystaan labadoodii wiil oo ahaa Axiimacas ina Saadooq, iyo Yoonaataan ina Aabyaataar; oo iyaga waxaad iigu soo dhiibtaan wax alla wixii aad maqashaanba.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:29-37