Samuu'eel Labaad 15:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo halkaasna sow kulama joogaan wadaaddadii ahaa Saadooq iyo Aabyaataar? Sidaas daraaddeed wax alla wixii aad guriga boqorka ka maqashoba, waxaad u soo sheegtaa wadaaddadii ahaa Saadooq iyo Aabyaataar.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:32-37