Samuu'eel Labaad 14:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Absaaloom wuxuu addoommadiisii ku yidhi, Bal eega, Yoo'aab beertiisu waxay u dhow dahay tayda, oo waxaa ugu taal shaciir; haddaba taga oo dab qabadsiiya. Markaasaa Absaaloom addoommadiisii beertii dab qabadsiiyeen.

Samuu'eel Labaad 14

Samuu'eel Labaad 14:21-33