Samuu'eel Labaad 14:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Absaaloom u cid dirtay Yoo'aab inuu boqorka u diro; laakiinse wuu diiday inuu u yimaado; oo haddana mar labaad buu u cid dirtay, laakiinse wuu diiday inuu yimaado.

Samuu'eel Labaad 14

Samuu'eel Labaad 14:25-33