Samuu'eel Labaad 14:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naagtiina waxay tidhi, Maxaad ugu fikirtay wax sidaas ah oo dadka Ilaah ka gees ah? Waayo, waxan aad ku hadlaysay daraaddii, boqorow, waxaad tahay sida mid gardaran, maxaa yeelay, mar dambe reerkii kuma aad soo celin kaagii aad eriday, boqorow.

Samuu'eel Labaad 14

Samuu'eel Labaad 14:5-14