Samuu'eel Labaad 14:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa naagtii tidhi, Waan ku baryayaaye, anoo addoontaada ah, aan eray kugula hadlo, boqorow sayidkaygiiyow. Isna wuxuu yidhi, Bal ku hadal.

Samuu'eel Labaad 14

Samuu'eel Labaad 14:5-17