Samuu'eel Labaad 12:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogow, shar baan gurigaaga kaaga kicin doonaa, oo adoo u jeeda ayaan naagahaaga kaa kaxaysan doonaa, oo waxaan siin doonaa deriskaaga, oo isna intay qorraxdanu soo jeeddo ayuu naagahaaga la seexan doonaa.

Samuu'eel Labaad 12

Samuu'eel Labaad 12:1-16