Samuu'eel Labaad 12:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed seeftu reerkaaga ka tegi mayso; maxaa yeelay, waad i quudhsatay, oo waxaad kaxaysatay naagtii Uuriyaah kii reer Xeed inay naag kuu noqoto.

Samuu'eel Labaad 12

Samuu'eel Labaad 12:9-19