Samuu'eel Labaad 12:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna Rabbigu wuxuu Daa'uud u soo diray Naataan. Isna waa u yimid oo ku yidhi, Waxaa jiray laba nin oo isku magaalo degganaa; midkood wuxuu ahaa taajir, midka kalena miskiin.

Samuu'eel Labaad 12

Samuu'eel Labaad 12:1-3