Samuu'eel Labaad 11:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii baroortii dhammaatay ayaa Daa'uud u soo cid diray iyadii oo gurigiisii soo gashaday, oo iyana waxay noqotay naagtiisii, wiilna way u dhashay. Laakiinse wixii Daa'uud sameeyey ayaa Rabbigu ka xumaaday.

Samuu'eel Labaad 11

Samuu'eel Labaad 11:25-27