Samuu'eel Labaad 11:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu wargeeyihii ku yidhi, Waxaad Yoo'aab ku tidhaahdaa, Waxanu yay kula xumaan, waayo, seeftu mar mid bay baabbi'isaa, marna midka kale, haddaba magaalada dagaalka aad ugu sii adkee, oo afgembi; oo adna isaga dhiirrigeli.

Samuu'eel Labaad 11

Samuu'eel Labaad 11:19-27