Samuu'eel Labaad 11:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay kuwii wax toogan jiray addoommadaadii derbiga ka soo toogteen, oo boqorow, addoommadaadiina qaar baa dhintay, oo addoonkaagii Uuriyaah ahaa ee reer Xeed isna wuu dhintay.

Samuu'eel Labaad 11

Samuu'eel Labaad 11:18-27