Samuu'eel Labaad 11:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo raggii magaaladuna way soo baxeen, oo Yoo'aab la dirireen, oo dadkiina qaar baa ka dhintay, kuwaas oo ahaa addoommadii Daa'uud; Uuriyaah kii reer Xeedna wuu dhintay.

Samuu'eel Labaad 11

Samuu'eel Labaad 11:16-23