Samuu'eel Labaad 11:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Daa'uudna waa loo soo sheegay oo lagu yidhi, Uuriyaah gurigiisii ma tegin. Markaasaa Daa'uud wuxuu Uuriyaah ku yidhi, War miyaadan sodcaal ka iman? Maxaadse gurigaaga u tegi weyday?

Samuu'eel Labaad 11

Samuu'eel Labaad 11:4-14