Samuu'eel Labaad 10:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Yoo'aab markuu arkay in dagaal looga soo kacshay hore iyo dibba ayuu raggii reer binu Israa'iil ka xushay kuwii xuladka ahaa oo dhan, oo wuxuu u soo diyaariyey inay reer Suuriya la dagaallamaan.

Samuu'eel Labaad 10

Samuu'eel Labaad 10:4-14