Samuu'eel Labaad 10:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Cammoonna way soo baxeen, oo waxay dagaal isugu soo diyaariyeen iridda horteeda; oo reer Suuriyihii Soobaah ka yimid, iyo kuwii Rexob ka yimid, iyo raggii reer Toob iyo reer Macakaahna, duurkay keli ahaantood joogeen.

Samuu'eel Labaad 10

Samuu'eel Labaad 10:4-18