Samuu'eel Kowaad 9:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay kaceen aroor hore, oo markii waagu soo kaahay, Samuu'eel ayaa Saa'uul gurigii dushiisa uga yeedhay, oo ku yidhi, Kac aan ku diree. Markaasaa Saa'uul kacay, oo isaga iyo Samuu'eelba dibadday u baxeen.

Samuu'eel Kowaad 9

Samuu'eel Kowaad 9:24-26