Samuu'eel Kowaad 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel wuxuu qaaday weel saliid ah, kolkaasuu madaxiisii ku shubay, oo intuu dhunkaday ayuu yidhi, Sow Rabbigu kuuma subkin inaad amiir u ahaatid dhaxalkiisa?

Samuu'eel Kowaad 10

Samuu'eel Kowaad 10:1-8