Samuu'eel Kowaad 7:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed reer Falastiin waa la hoosaysiiyey, oo mar dambena sooma ay gelin xuduudkii reer binu Israa'iil; oo intii Samuu'eel noolaa oo dhan gacanta Rabbigu gees bay ka ahayd reer Falastiin.

Samuu'eel Kowaad 7

Samuu'eel Kowaad 7:5-17