Samuu'eel Kowaad 7:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel dhagax qaaday oo qotomiyey Misfaah iyo Sheen dhexdooda, oo wuxuu magiciisiina u bixiyey Ebenceser, oo yidhi, Ilaa haatan Rabbigu waa ina caawiyey.

Samuu'eel Kowaad 7

Samuu'eel Kowaad 7:6-17