Samuu'eel Kowaad 6:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eega, haddii uu aado xagga xuduudkiisa iyo ilaa Beytshemesh, de markaas isagaa xumaantan weyn inagu sameeyey; haddii kalese waxaannu ogaanaynaa inaanay gacantiisii ahayn waxa ina laayay, ee uu ahaa wax iskaga keen dhacay.

Samuu'eel Kowaad 6

Samuu'eel Kowaad 6:5-12